Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaraddaha difaaca ee dalalk Soomaaliya iyo Turkiga oo Kulan yeeshay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaraddaha difaaca ee dalalk Soomaaliya iyo Turkiga oo Kulan yeeshay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane Cabdalla Xuseen Cali wasiir kuxigeenka difaaca Soomaaliya ย oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga kadib casuumaad rasmi ah uu ka heley madaxda dalkaasi ayaa lakulmay dhiggiisa dalkaasi ayagoo ka wada hadlay xoojinta ilaaqaadka ka dhexeya labada wasaaradooda ee ku qotoma dhanka gaashaandhigga.

Kulanka oo mudo saacado ah qaataya kana dhacaya xarunta wasaaradda gaashaandhiga ee dalkaasi Turkiga ย oo ku taala magaalada Ankara ย ee caasimadda dalkaasi Turkiga ayaa siweyn loogu gorfeeyeey sida ugu haboon oo kor loogu qaadikaro wadashaqeynta iskaashiga labada wasaaradd.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Qodobada ugu muhiiimsan oo masโ€™uuliyiinta labada wasaaraddood ee gaashaandhiga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala ah Dhameystirka dhismaha Akademiyada ciidanka xooga dalka ee Jasiira, warshada loogu talagalay in lagu tolo dharka askarta oo qeybo kamid ah horey Muqdisho loo keeney, qorshe lagu tayeynayo qeybaha ay ka kooban tahay wasaraadda gaashaandhigga Soomaaliya, iyo kordhinta taageeradii Turkiga uu siin jiray ciidanka xooga dalka iyo guud ahaan wasaaradda.

Kulankaasi waxaa ย gooj jog ka ahaa siihayaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac)ย  ย iyo xubno kale oo ย horey ugu soo dhaweeyey dalkaasi Turkiga wasiir kuxigeenk agaashaandhiga Soomaaliya sida uu qabo nidaamka caalamiga ah ee xagga diblomaasiyadda laxiriira.

Masโ€™uuliyiinta labada dhinaca ayaa kulankooda ku dhamaaday is afgarad iyo in la qaado talaabooyin lagu hirgelinayo howlahaasi.

Akedeemiyadda ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ee Jasiira ayaa lafilaya in lafuro bilaha ugu horeeya ee sanadkan 2017, dowladda Turkiga ayaa kamid ah dowladda galaangalka xoogan ku leh taageeriidda dowladda Soomaaliya iyo shacabka, ayadoo lagu xusuusto, mashaariic horumarineed sida, dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha, waxbarshada, arrimaha bani,aadanimada dib u hdiska iyo horumarinta nidaamka dowliga ah.

Waana dilkii ugu horeyeey oo dhaca qaaradda Yurub ka dhabeeyey hirgelinta duulimaad caalami ah oo si toos ah isagag kala goosha labada dal taasi oo u ifisay caalamka intiisa kale in Soomaaliya ay ka jirto aragti ka duwan middii laga qabay muddii 25 sano ahayd ee dalka uu burbursanaa.

IMG-20170117-WA0000 IMG-20170117-WA0002 IMG-20170117-WA0003 IMG-20170117-WA0001

Previous Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo xarun wax lagu baro agoonta ka hirgelisay Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In