Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo xarun wax lagu baro agoonta ka hirgelisay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo xarun wax lagu baro agoonta ka hirgelisay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee dalka Sweden ayaa sheegtay in xarun wax lagu baro caruurta agoonta ah ay ka hirgeliyeen Muqdisho, iminkana ay wadaan qodista ceelal hor leh oo laga hirgelinayo gobollada Baay iyo Shabeellaha Dhexe.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee dalka Sweden Nasro Xasan ย Cali oo la hadashay Radio Muqdisho ayaa sheegtay in ay wax u qabtaan bulshada Soomaaliyeed meelkasta oo ay ku noolyihiin, isla markaana Muqdisho ay ka hirgeliyeen xarun wax lagu baro carruurta agoonta ah.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Nasro ayaa sheegtay in wax yaabaha ay qabtaan ay ka mid tahay ka qeyb qaadashada dhismaha xarumaha Cibaadada iyo gurmad u fidinta dadka dhibaateysan, iyagoo xustay inay jiraan ceel iyo xarumo kale oo ay goordhaw ka hirgelin doonaan meelo ka baxsan gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee dalka Sweden Nasro Xasanย  Cali ayaa sheegtay in carruurta soo galootiga ku ah dalka Sweden ay ka caawiyaan baridda luuqadda iyo u fududeynta waxyaabaha lagama maar maanka ah ee ay u baahanyihiin.ย 

Nasro Xasanย  Cali ayaa ugu dambeytii sheegtay inay hiigsanayso hadaf weyn oo ah sidii bulshada Soomaaliyeed ee dhibaateysan meelkasta oo ay joogaan ay wax ugu qaban lahaayeen, ayna qorsheynayaan xarumo hor leh oo loogu adeegayo bulshada oo ay ka hirgelin doonaan dalka.

ย 

Previous Post

Shariif Xasan oo oo codsaday in gurmad lala soo gaaro dadka abaartu saameysay+Dhageyso

Next Post

Wasaaraddaha difaaca ee dalalk Soomaaliya iyo Turkiga oo Kulan yeeshay.

Next Post
Wasaaraddaha difaaca ee dalalk Soomaaliya iyo Turkiga oo Kulan yeeshay.

Wasaaraddaha difaaca ee dalalk Soomaaliya iyo Turkiga oo Kulan yeeshay.

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In