Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Diinta iyo Awqaafta iyo Afhayeenka Xukuumadda...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed mar kale in ay u midoobbaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, waxa uuna tacsi u diray dadkii ku waxyeelloobay qaraxii ka dhacay...
Read moreWar-saxaafadeed uu soo saaray Guddigga Hirgelinta Doorashooyinka Daban ayaa lagu sheegay inuu Guddigu aqoonsan doonin natiijada Kuraasta hannaanka lagu doortay aysan waafaqsaneyn Xeerka doorashooyinka. Guddigu waxa uu u arkay doorashadii...
Read moreMagaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland,ayaa waxaa manta mar kale si rasmi ah uga bilowday Doorashooyinka Aqalka Hoose oo in muddo ah ku jiray hakad . Doorashada oo iminka...
Read moreSaraakiisha Caafimaadka ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in 64 Carruur ah oo Labadii Toddobaad ee u dambeeyay uu soo ritay Cudurka Jadeecada lagu Daweynayo Cusbitalka guud ee Magaalada Kismaayo. 15...
Read moreQarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo la soo dhigay meel u dhow dhismaha Laanta Canshuuraha ee degmada X/jajab ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo...
Read moreFGS Addendum No.1 _Communication Rooms_Economic Regions - FGS_(December 8, 2016)
Read moreSafiirla Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire. Jamaal Maxamed xasana ayaa a qeyb galay Mashruuc bulshada Soomaaliyeed looga wacyi gelinayo dhanka sharciga oo ka furmay Xaafadda Islii ee Magaalada Narobi. iyadoo ...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho