Mdaxweyene Xasan Sheekh “gobolka Banaadir horumarka dalka ayuu tusaale u yahay”+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa aqalka dowladda hoose ee Muqdisho uga qeyb-galay, munaasabad lagu xusayey sannad-guurada koobaad ee maamulka gobolka Banaadir. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Xasan...
Read more