Muqdisho:-Waxaa maanta ka bilaabanaysa Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka soo galaya goballada Waqooyi ee dalka.
Ilaa iyo Lix kursi oo ka mid ah kuraasta Goballada Waqooyi ayaa maanta lagu tartamayaa, sida ay shaaciyeen guddiga Doorashayooyinka HALKAAN KA AKHRISO LIISKA MASUULIYIINTA MAANTA KU TARTAMAYA KURAASTA. Kursiga kowaad...
Read more











