Uqeybsanaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo lagu wareystay Barnaamijka Tubta Nabada ee ka baxo Radio muqdisho ayaa ka hadlay Muhiimada uu leeyahay Baarlamaanka Cusub iyo xiriirka ka dhaxeyn doono Baarlamaanka...
Read moreMadaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta madaxtooyada ku qaabilay wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayey taliyaha ciidammada Melatariga dalka Ugand oo Muqdisho yimid. Madaxweynaha J. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa ku wehliyey...
Read moreAhmed Abuu Al-Qeyd oo ah Xoghayha Guud ee Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay horumarka iyo guulaha laga gaaray Doorashadii ka dhacday dalka Soomaliya oo ay ku soo baxeen Xildhibnaanada cusub...
Read moreDiiwaangalinta Musharaxiinta Guddoonka Barlamaanka JFS ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay Xaruunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in barqanimadii Maanta ay si rasmi ah uga bilaabatay...
Read moreDoorashada Gudoomiyaha Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka South Africa sanadkiina la qabto halmar ayaa ka dhacday magaalada Johannesburg gaar ahaan xaafada Soomaalida dagan tahay ee mayfair waxaana ka...
Read moreCiidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la wareegay deegaanka Mooro gaabeey oo qiyaastii 30 KM u jirta degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool, iyagoo ku sii siqaya deegaanno hor leh. Cutubyo...
Read moreFaaahino dheeri ah ayaa ku soo baxaya Qaraxyo maanta ka dhacay meel u dhaw Garoonka Diyaardaha Caalamiga ah Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Saraakiisha Amaanka oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa...
Read moreGudiga Doorashada Gudoonka Golaha shacabka ayaa soo saaray jadwalka Doorashada gudoonka Golaha shacabka sidoo kale waxa ay doorteen hogaan ..... Hoos ka aqriso Warsaxaafadeedka ay Gudiga Soo saareen.
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho