Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhaxe oo deeq gaarsiiyey Isbitaalka Degmada Mahadaay.
Mas’uuliyinta maanta booqday cusbitaalka ay ku jiraan Bukaanada uu soo ritay cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe...
Read more











