Xaalad abaareed iyo biyo la’aan ayaa ka jira deegaano hoos yimaada magaalada Galinsoor ee gobolka Galgaduud.
Xilli abaaro ba'an oo dadka iyo duunyada saamayn ku yeeshay ay ka jiraan gobolka Galgaduud ayaa maamulka deegaanka Galinsoor waxa uubilaabay in biyo dhaamis loo sameeyo tuulooyinka ku hareeraysay magaaladaas,...
Read more











