Taliyaha ciidanka Daraawiishta gobolka Sh/Hoose Nuur Xayir oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamadu ay qasaaro ba'an u geysteen maleeshiyaadki Shabaab ee gelinki dambe ee shalay soo weeraray...
Read moreSafaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa isu keentay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaallada Nairobi, qurbo joog iyo Ilhaan Cumar oo ah xubin ka tirsan golaha...
Read moreTaliska ciidanka xoogga dalka qaybtooda 21-aad ee ku sugan Galmudug iyo ciidamada AMISOM ayaa si wada jir ah ugu diyaar garoobaya hawlgal ka dhan ah kooxda shabaab, kaas oo looga...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta xarigga ka jaray Isbitaalka De Martino ee ciidammada Naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku yaalla degmada X/weyne ee gobolka Banaadir. Isbitaalka De Martiino, waxaa la...
Read moreMas’uuliyinta maanta booqday cusbitaalka ay ku jiraan Bukaanada uu soo ritay cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe...
Read moreQeybaha Bulshada Gobolka Banaadir, Waaxda Nadaafadda Dowlada Hoose ee Xamar iyo Shirkadda Nadaafadda ECCO ayaa maanta isku soobax nadaafadeed ka sameeyey Waddada Wadnaha (Ex Waddada Ummadda) ee Magaalada Muqdisho. Olalahaasi...
Read moreGuddigga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, ayaa kulan looga hadlaayey dardar gelinta hawlaha gar-gaar ee ay u baahan yihiin dadka ay Abaaruhu saameeyeen la yeeshay UNka, deeqbixiyayaasha, iyo hay’adaha caalamiga...
Read moreMHQ waxay hambalyo u direysa Xildhibaanada Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya oo uu u qabsoomay Munaasabadda kulanka Kafadhigooda koowaad oo uu rasmi ahaan ku dhismay Aqalka Sare isla markaana xubnaha labada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho