Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhaxe oo deeq gaarsiiyey Isbitaalka Degmada Mahadaay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Kadib Al-shabaab adeegyadii bulshada ee degmada Mahadaay oo soo laabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyinta maanta booqday cusbitaalka ay ku jiraan Bukaanada uu soo ritay cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan

Kalkaaliyayaasha caafimaad ee bukaanada ku baxnaaninaya cusbitalka Mahadaay ayaa sheegay in weli cusbitalka la soo gaarsiinaayo dadka uu soo ridanayo shubanka, kuwaasoo laga kala keenayo deegaanada hoostaga gobolka Shabeellaha Dhexe.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026

Guddoomiyaha degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax ayaa ka warbixiyay warbixinada uu ka helayo xaaladaha caafimaad ee dadka hoostaga deegaanada hoostaga gobolka

“Weli wey jiraan dad uu soo ridanayo cudurka shuban biyoodka saaka xataa waxaa la soo sheegayaa dad uu soo ridanayo oo warbixino ku heleyno sida deegaanada Diinlaawe, Ceel-baraf, Buurfuule iyo meele kale.

Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa ka war bixiyay  gargaarkii ay soo gaarsiiyeen bukaanada isgoo dhinaca kale ugu baaqay Hay’adaha Samafalka in ay gurmad la soo gaaraan dadka uu soo ridanayo cudurka Shuban Biyoodka

Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay iney sii wadi doonaan gurmadka ay u sameynayaan dadka uu soo ridanayo Shuban biyoodka.

Previous Post

Maamulka G. Banaadir oo maanta Olole Nadaafadeed ka sameeyey Caasimadda.

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray Isbitaalka De Martino “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray Isbitaalka De Martino “SAWIRRO”

Madaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray Isbitaalka De Martino "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

May 11, 2026
0

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay ku muujinayeen taageeradooda Dowladda Federaalka Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In