Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ugu hambalyeeya geesiyaasha Xoogga Dalka guulaha ay ka gaareen dagaalka khawaarijta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada Jubbaland guusha ay ka gaareen dagaalka cadowga looga sifeynayo deegaannada Jubbaland....
Read more











