Shirka agaasimayaasha Furdooyinka Afrika oo Ghana lagu soo gabo gabeeyay
Shirkani oo ahaa meertadii 8-aad ee agaasimayaasha Furdooyinka Afrika ayaa looga hadlay fududeynta Ganacsiga, wada shaqeynta Furdooyinka Afrika iyo hannaanka maareynta gaadiidka Transit-ka ku ah Furdooyinka Afrika. Dhinaca Soomaaliya...
Read more










