Ardayda Soomaalıyeed ee maagaalada Kayseri dalka Turkıga ayaa booqday Muwaadinad Soomaaliyeey oo ku Xanuunsan Turkiga SAWIRO.
Xaliimo Yusuf Cali oo Qaxooti ku ah Dalka Turkiga ayaa mudo dhowr sano ah ku Xanuunsan Dalka turkiga gaar ahaan magaalada KAYSARAAY oo ka mida gobolada Bartamaha Turkiga ee Centeral...
Read more











