Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana lagu xusayay maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku asteysan maanta oo ah 21 Novembar ayna soo qaban qaabiyeen ururka macalimiinta Soomaaliyeed ee...
Read moreXuska Maalinta Caruurta oo laga Xuso Caalamka ayaa Lagu Qabtay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,Iyadoo ay soo Agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xuququl Insaanka Soomaaliya,Waxaana Kasoo qeybgalay Ururo Kasocday Ururada u Dooda...
Read moreAllaha u naxariistee waxaa Xalay xilli danbe magaalada Garoowe ee Caasimada Dowlad Gobolleedka Puntland ku geeriyooday Xildhibaan Daahir Xaaji Geele Faarax oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ee cusub isagoo...
Read moreMuqdisho 19 November 2016 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad-celiyey dowlad gobolleedyada dalka, guddiyada doorashooyinka, ciidamada qaranka Soomaaliyeed, ciidamadda dowlad gobolleedyada iyo kuwa AMISOM...
Read moreMunaasabad lagu dhagax dhigayay dhismaha Jaamacadda Galgaduud ayaa lagu qabtay dhul loogu talagalay in ay yeelato Jaamacada ayaa lagu qabtay magaalada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud. Munaasabadda dhagaxdhigga waxaa ka qab...
Read moreDowladda Britaina ayaa Danjire cusub u soo magacawday Soomaaliya kaasoo bedeli doona Danjiraha xiligan ee waqtigiisu dhamaaday. Danjiraha cusub oo lagu magacaabaa David Concar, ayaa bedeli doonaa gabadhha xilka sii...
Read moreMashruuc lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo adeegyada bulshada ee gobolada dalka Somaaliya islamarkaana fulintiisa ay iska kaashanayaan Wasaaradda Maaliyada Somaaliya, Q. M. iyo Bangiga aduunka ayaa daah furkiisa waxaa...
Read moreFinal IFB-Communication Rooms_Economic Regions - FGS_(November 17, 2016) (1)
Read moreIn ka badan 5000 oo Qori oo isugu jira noocyada darandoorriga u dhaca, kuwo qadiimiga ah, Gentaallaha Garabka laga tuuro iyo Baastoolado,ayaa Maanta lagu gubay fagaare ku yaalla duleedka Caasimadda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho