Monday, August 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee ALESCO oo booqday Xarumaha Ururka Iskaashiga Islaamka ee Jeddeh

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee ALESCO oo booqday Xarumaha Ururka Iskaashiga Islaamka ee Jeddeh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dr. Cabdulcasiis Bin Cusman  oo ah Agaasimaha Guud ee Ururka Islaamka u qaabilsan Tacliinta, Culuunta iyo dhaqanka  ayaa booqasho shaqo ah ku tagay Xarumaha Ururka Iskaashiga Islamka ee magaalada Jiddeh oo uu ku jiro Bangiga hotumarinta Islaamka.

Agaasimuhu intii uu Xarumahaasi booqanayay waxaa la socoday  Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka  Dr. Yuusuf Bin Xamad Alcusameyn iyo Bandar Mahamed Xamza oo ah  Guddoomiyaha Bangiga horumarinta Islaamka,waxayna booqashadaa kadib kulan gaar ah oo ay yeesheen ay uga wada hadleen  sidii loo xoojin lahaa xiriirka  Ururka ALESCO iyo  kan horumarinta Iskaashiga islaamka gaar ahaan dhinacyada bulshada.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026

Sida laga warqabo Ururka ALESCO, ayaa waxa u Sanadkii 1984 kii  magaalada Jeddeeh ee Caasimadda Boqortooyada ,heshiis isfaham ah ugula saxiixday  Ururka Iskaashiga islaamka ,sidoo kale Sanadkii 1987 dii isla magaalada Jeddeh  waxa u heshiis  kale oo Iskaashi ugala saxiixday bangiga horumarinta Islaamka.

Previous Post

Shirweynaha Saddexaad ee dib u eegista wax barashada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Next Post

Deegaanno ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug oo abaaro laga soo sheegayo “SAWIRRO”

Next Post
Deegaanno ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug oo abaaro laga soo sheegayo “SAWIRRO”

Deegaanno ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug oo abaaro laga soo sheegayo "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In