Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho
WARKA DUHUR TABIYE JUBA 05-12-2016
Read moreWARKA DUHUR TABIYE JUBA 05-12-2016
Read moreGanacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Koofur Afrika ayaa waxaa soo wajahay cabsi iyo walaac la xiriira weerarrada kaga imaanaya kooxaha Burcadda ee dhaca u geysta gaar ahaan Bilaha November...
Read moreWafdi uu hoggaaminaya Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Soomaaliya, Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meel gaarka ah ee maamul Goboleedka Galmudug. Mr. Suleymaan oo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka maamulka Jubbaland. Madaxweynaha Dalka ayaa waxaa garoonka diyaaraha Kismaayo...
Read moreMuqdisho, 05, Dec, 2016….Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Cate ayaa maanta soo gunaanaday shir looga tashanayey u adkaysiga afooyinka oo ay ka soo qayb galeen qaar ka...
Read moreMagaalada Baydhabo ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo doorashada xildhibaanadii ku matali lahaa maamulka Koofur Galbeed Aqalka Hoose ee Dowlada Soomaaliya. Magaalada Baydhabo ayaa waxaa horay loogu doortay...
Read moreDr. Cabdulcasiis Bin Cusman oo ah Agaasimaha Guud ee Ururka Islaamka u qaabilsan Tacliinta, Culuunta iyo dhaqanka ayaa booqasho shaqo ah ku tagay Xarumaha Ururka Iskaashiga Islamka ee magaalada Jiddeh...
Read moreWaxaa Maanta oo Axad ah ka furmay Magaalada Muqdisho shir weynahii Saddexaad ee dib u eegista wax barashada Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda wax barashada iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Read moreIyadoo xaladda bani’aadanimo ee ka taagan goobaha dagaaladu ka socodaan ee dalka Suuriya ayna sii darayso maalinba maalinta xigta, ayaa wadamada Turkiga ,Sacuudiga , Qadar iyo Imaaraadka waxay soo jeediyeen...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho