Madaxweynaha oo Kismaayo kula kulmaya mudanayaasha laga soo doortay Jubbalanad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hadda Magaalada Kismaayo kulan kula qaadanaya Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweynaha waxa uu kulanka la qaadanayaa Xildhbaanada Labada Aqal...
Read more











