Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku guuleystay in ay kala qaadaan Ciidamadii isku hor fadhiyey Gobolka.
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu ku guuleystay in uu kala qaado maleeshiyo beeleed maalmahan ku dagaalamayey Duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cali jeyte...
Read more











