Sawiro:Danjire Jamaal ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Munaasabadan oo ay soo qabanqaabiyeen ururka dhalinyarada ee Islii Wood ayaa sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaanka laga soo doorto degmada Kamakunji Yuusuf Xasan Cabdi iyo marti sharaf...
Read more











