Galmudug oo guddi u saartay wax ka qabashada abaaro ka jira deegaannadeeda+War-saxaafadeed
Dowlada Goboleedka Galmudug ayaa waxa ay warsaxaafadeed ka soosaartay Abaaraha xoogan ee ka taagan deeganada Galmudug isla markaana magacaawday gudi loo xilsaaray gurmadaka abaaraha Galmudug. Halka Hoose Ka Akhriso. WAR-SAXAAADEED:–Iyadoo...
Read more











