Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo Daahfuray Mashruuca Booskaaga Beer ka sameyso
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Daahfuray Mashruuca Booskaaga Beer ka sameyso,kaa oo lagu hormarinayo waxsoo saarka dalka. Kulanka daahfurka waxa ka qeybgalay wasiiru...
Read more











