Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

𝐆𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐂𝐞𝐞𝐥-𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫, 𝐰𝐚𝐱𝐮𝐮 𝐆𝐚𝐛𝐛𝐚𝐥-𝐝𝐡𝐚𝐜 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐧𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐮𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐠𝐚𝐠𝐚𝐱𝐢𝐬𝐚𝐝𝐚

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026

Ugu horreyn Eebbe ha u naxariisto halyeeyada shuhadada ah ee naftooda u hibeeyaya iyo kuwii ku dhaawacmay sidii ay dadkooda iyo dalkooda uga dulqaadi lahaayeen Damiir-laawayaasha argagaxisada ah ee caadaystay gummaadka ummadooda.

Intaas kadib, guusha laga gaaray dagaalka ka dhacay Ceel-dheer oo ay ku shahiideen saraakiisha ay kamidka ahaayeen Alle ha unaxariistee Colonel Yuunis Xasan Sabriye iyo Colonel Cabdulle Maxamed Cabdi, waxay inagu dhiirigalinaysaa:

1. Garab Istaagga Ciidankeena, Ciidankeenu maadama uu yahay laf-dhabarta iyo xayndaabka naga horjoogo cadawga waxaa waajib inagu ah in marwalba aynu la garab-istaagno taageero walba oo horseedaysa guulaheena.

2. In shacabka iyo Dowlad-gobaleedka Galmudug ay si dhab ah ugu diyaar garoobaan dagaalka lagu cirib tirayo khawaarijta argagixisada ah ee Al-shabaab.

Si muddo kooban aynu isaga dulqaadno heeryada kooxdan gabbalkeedu dhacay, wayaa waajib nagu ah inaan maal, muruq iyo maskaxba isugu gayno gunaanadka haraagga argagaxisada.

Ugu dambeyn waxaan guud ahaan ummada Soomaaliyeed ku boorinayaa in wada jir loogu istaago soo af meeridda argagaxisada.

Hambalyo Shacabka, Ciidanka iyo Culimada ku sugan Ceel-dheer.

W/Q : Mudane Libaan Axmed Xasan 8 June, 2024

Previous Post

Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka qeybgashay shir madaxeedka EAC, iyadoo xubin rasmiya ah

Next Post

Ciidanka xoogga dalka oo Bay ku dilay horjeege sare

Next Post
Ciidanka xoogga dalka oo Bay ku dilay horjeege sare

Ciidanka xoogga dalka oo Bay ku dilay horjeege sare

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In