Dowlada Britain oo Danjire cusub u soo magacaowday Soomaaliya
Dowladda Britaina ayaa Danjire cusub u soo magacawday Soomaaliya kaasoo bedeli doona Danjiraha xiligan ee waqtigiisu dhamaaday. Danjiraha cusub oo lagu magacaabaa David Concar, ayaa bedeli doonaa gabadhha xilka sii...
Read more











