Guud ahan degannda kala duwan ee Puntland waxaa si wada jir ah Maanta uga billoowday Roob doob Guud oo Alle bari ah, kadib markii ay adkaatay Abaar baahsan oo ku...
Read moreXubno uu horkacayo Agaasimaha Golaha guud ee Warbaahinta Qaranka Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Wakaaladaha wararka Dunida oo Talaadada berri ah ee 15-ka November 2016 ka...
Read moreDonald Trump ayaa sheegay in muhaajiriin tiradoodu dhexeyso 2 ilaa 3 milyan, oo sharci darro ku jooga Maraykanka uu tarxiili doono marka uu xafiiska la wareego. Trump oo wareysi siiyay...
Read moreMagaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota oo hooy u ah kumanaan Soomaali ah ayaa maanta waxaa ka dhacay Isu soo bax midnimo oo lagu muujinayo muhiimadda wada noolaanshaha, loogana soo horjeedo...
Read moreMas’uuliyiin ka socda Wasaaaradda Diinta Awqaafta, Hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo Qeybaha Bulshada Sida: Culuma'udiinka, haweenka dhallinyarada iyo Ardayda Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ayaa maanta sameeyey Banaanbax Roob-doon ah oo Alle looga...
Read moreKulankan lagu ansixinayay guddiga oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaaladda Galkacayo, waxaa ka qaybgalay R/wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Shama’arke, madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas , madaxweynaha Galmudug...
Read moreCiidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Koofur Galbeed ayaa dib ula wareegay deegaanka Ceel Garas ee gobalka Bakool, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya. Deegaankaan ayaa ka mid ah...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho