Dowladda Turkiga oo gawaari nooca aan rasaasta karin ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed(Sawirro)
Dowladda Turkiga oo aan walaalaha nahay ayaa Basas Nooca aan rasaasta Karin ah ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana kala wareegay Basaskan Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga...
Read more










