Xoghayihii Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Iyad Abadi ayaa iska casilay xilka, kaddib markii sida la sheegay ay la soo gudboonaatay arrimo caafimaadkiisa la xiriira. Iyad Abadi oo 70 jir...
Read moreBoqol Arday oo deeq Waxbarasho ka heshay Wadanka Suudaan ayaa Maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Aaden Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ardaydaasi oo ay Deeq waxbarasho u fidisay Dawladda Suudan...
Read moreXeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in maxaabiis ka badan Kun Soomaali ah ay ku jiranyihiin xabsiyo ku yaala 22 dal oo ku yaala caalamka....
Read moreHaweeney u dhalatay Kenya oo Habeen hore ay hawlgal ku soo furteen Ciidanka Nabadsugidda Qaranku ee NISA ayaa maanta Maamul- goboleedka Galmudug ku wareejiyay Danjire ku xigeenka Dawladda Kenya u...
Read moreSideed ka tirsan Maleeshiyadda Kooxda Al-shabaab ayaa la dilay tiro intaasi ka badanna waa lagu dhaawacay kaddib dagaal ka dhacay deegaanka Goof Guddud ee Gobolka Baay oo ay isaga hor...
Read moreMagaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa lagu soo waramayaa in ay ka bilaabatay diiwaangalinta iyo sharciyaynta ergooyinka ansixinaya xildhibaanada baarlamanka soo socda. Ergooyinkaasi ayaa lagu wadaa inay soo doortaan...
Read moreXildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasiirro ka tirsan Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabad ilaalinta ee AMISOM ayaa Maanta gaaray Magalada...
Read moreKulankan lagu taageerayay sidii loo xaqiijin lahaa Qoondada haweenka ee ka qeybgalka siyaasada Soomaaliya ayna ka qeybgaleen Mas'uuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka, kuwa Dowlad-goboleedka Jubbaland, haween iyo odayaasha dhaqanka ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho