Maamulayaaha Dekedaha labada dal Jabuuti iyo Azerbaijan ayaa kala saxiixday heshiis dhigaya inay iska kaashadaan horumarinta Ganacsiga Badda ee Dekedahooda. Sida ay soo warisay Wakaaladda Wararka ee Jabuuti, waxa u...
Read moreMas'uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay Kulan lagu soo dhaweynayay laguna taageerayay danjiraha QM u qaabilsan arrimaha qaxootiga horana u ahaa wakiilkii urur goboleedka IGAD Maxamed Cabdi...
Read moreDhalashadii Dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Dhismihii Golihii Sharcidejinta Soomaaliya. Gobolladii Woqooyi Dalka Soomaaliyeed ee loo yiqiin “British Somaliland” oomadaxbannanidiisa helay 26-ka Juun 1960, wuxuu 1-dii Luuliyo 1960-kii la midoobay Gobolladii Koofurta...
Read moreDhulgariir hor leh ayaa mar kale ku dhuftay bartamaha dalka talyaaniga, kaas oo xooggiisa laga dareemay magaalada caasimadda ah ee Rome Dhulgariirkaasi ayaa lagu soo warramayaa in uu dhamaa cabbirkiisa...
Read moreMilishiyaadka Shiicada ee Waddanka Ciraaq ayaa sheegay in ay ka bilaabeen weerar Galbeedka magaalada Mousel, iyaga oo furay marin kale oo looga saarayo kooxda isku magacawday Daacish, magaalada labaad ee...
Read moreDadka reer Ivory Coast ayaa maanta u dareeraya goobaha cod bixinta, si afti loogu qaadao Dastuurka cusub ee uu yeelanayo dalka Ivory Coast. Madaxweeynah dalka Ivory Coast Alsan Wataara ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho