Sunday, May 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayihii guud ee ururka Iskaashiga Islaamka oo is casilay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xoghayihii guud ee ururka Iskaashiga Islaamka oo is casilay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayihii Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Iyad Abadi ayaa iska casilay xilka,  kaddib markii sida la sheegay ay la soo gudboonaatay arrimo caafimaadkiisa la xiriira.

Iyad Abadi oo 70 jir ah  ayaa xilka Xoghayenimada Ururka Iskaashiga Islaamka qabtay Sanadkii 2012 kii, waxaana la sheegay in isaga iyo Madaxweynaha Masar  Abdul Fataah Siisii ay xagga siyaasadda isaga soo horjeedeen kadib markii Xoghyaha Xilka ka degay uu dhaliilay siyaasadda Madaxweyne Siisii uu dalka Masar ku hogaamiyo.

Related posts

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed

May 17, 2026
Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

May 17, 2026

Dhanka kale bayaan ka soo baxay Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu sheegay in xilka uu baneeyay Iyad Abadi ay ay u sharaxday  Yuusuf  bin Axmed  Al –Osameyn  oo hore u ahaa wasiirka arrimaha bulshada ee Sacuudiga.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Masar ayaa soo dhaweysay musharaxa cusub ee Xilka Xoghayaha Gud ee Ururka Iskaashiga Islaamka.

Previous Post

Arday heshay deeq waxbarasho oo maanta ka dhooftay Dalka +Sawirro

Next Post

Dhageyso barnaamijka Faaqidaadda Wararka

Next Post
Dhageyso: Warka Radio Muqdisho

Dhageyso barnaamijka Faaqidaadda Wararka

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay qaar ka mid ah...

Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe), ayaa caawa kulan miradhal ah la...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In