Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwaynaha J. F. Soomaliya oo hambalyo u diray kooxda kubbada cagta ee Jeenyo (L.L.P.P)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha”Doorashada dalka waxey dhaceysaa waqtigii loogu talo galay”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwaynaha J.F ee Soomaaliya Md: Xasan Sheekh Max’uud ayaa Hambalyo u diray Naadiga Kubadda Cagta ee Howlaha Guud (L.L.P.P) Jeenyo oo dhawaan ku guulaystay hanashada koobka Janaraal Daa’uud.

Madaxwanaha ayaa u rajeeyay dhamaan Cayaartoyda Soomaaliyeed in ay horumar ka gaaraan Sportiga qaybahiisa kala duwan, si ay sumcad iyo magac ugu soo hooyaan dalkooda iyo dadkooda.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Guusha kooxda jeenyo ayaa waxay ka danbaysay kadib Ciyaar Xiiso badan lahayd ee finalka Koobka Jeneraal Daa’uud ku dhexmartay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium Labada Kooxood ee kala ah Banaadir Sports Club iyo LPP Jeenyo maalinimadii Axadda eek u beegnayd 30/10/2017ka.

Labadan Naadi oo ay ka dhaxeyso xifaaltan aad u  xiisa badan ayaa waxay  labaduba soo badnhigeen cayaaro aad u xiisa badan, iyadoo  naadiga Banaadir  Sports  Club ay u suuragashay in ay dhaliso qaybta hore cayaarta labo gool, waxaana  qeybta hore lagu kala nastay 2-1 oo ay ku hogaaminaysay kooxda Benaadir.

Marka la isku soo laabtay cayaarta ayaa  Naadiga LLPP Jeenyo ay soo bandhigtay cayaar aad u xiisa badan, waxaana u suuragashay in ay ciyaarta bar bar dhac ka dhigaan, waxaana ay cayaarta ku soo idlaatay bar bar dhac 2-2.

Si labadan kooxood loo kala saaro ayaa waxaa loo dhigay intaa Gool kulaad.Kooxda Jeenyo ayaa ku Adkaatay Gool Kulaadkii 4- 2 ,waxaana sidaa Koobkii Jeneraal Daa’uud ku qaaday LPP Jeenyo.

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Faaqidaadda Wararka

Next Post

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 3aad” Akhriso+Dhageyso

Next Post
Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 3aad” Akhriso+Dhageyso

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 "Qeybta 3aad" Akhriso+Dhageyso

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In