R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Cumar C/rashiid Cali, ayaa ku guuleystay Kursigii ugu horreeyay ee mudanayaasha u matalaya Puntland Baarlamanka Aqalka sare ee Soomaaliya. Waxaa Hoolka ay cod bixinta ka...
Read moreSaxaafaddu waa muraayad laga daawan karo dal kasta horumarka uu ka gaaray dhinacyada waxbarashada,tiknolojyada iyo guud ahaan waxqabadka dhaqan dhaqaale ee ay ku faanto bulshada caalamla. Labaatankii sano ee u...
Read moreBarlamaanka Puntland ayaa la filaa in ay maanta si rasmi ah u gada galaan doorashada iyo kala saarida xubnaha u taagan kuraasta aqalaka sare ee dowladda Federalka ah uu ku...
Read moreMasjidka Arbaca Runkun ee degmada Xamarweyne oo ah masjid Qadiimi ah oo dhisan muddo 771 sanno ayaa manta Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdishoiyo Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya...
Read moreWar hordhac ah oo iminka naga soo gaaray magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo oo ay si habsami leh uga socdaan Codaynta ay Baarlamaanada Maamul goboleedyada Jubba-land iyo Koonfur galbeed ee Musharaxiinta...
Read moreWaxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ka bilaawday dhageysiga khudbadaha xubnaha murashaxiinta u taagan xilka Aqalka Sare ee maamulka Puntland. Murashaxiinta ayaa haatan waxa ay khudbadahooda ka hor...
Read moreWaxaa haatan dagan xaalada degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo saacadihii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaallo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo maleyshiyaad ka tirsan nabad diidka Al-shabaab...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho