Xaaladda Magaalada Gaalkacyo oo saakay Dagan
Waxaa saakay dagan xaalada magaalada Gaalkacyo oo baryahaan danbe ay ka socdeen dagaallo u dhexeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Culamaa’udiinka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada ayaa wado...
Read more










