Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka jiray Wadada Wadanaha ee magaalada Muqdisho oo ay dib u dhis ku sameysay dowladda Soomaaliya . Guddoomiyaha Gobolka...
Read morekulan looga hadlayay sidii ururka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka gobolka Banaadir uga qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska dalka iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Kulanka waxaa...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer waxa uu saxiixay cahdiga Ururka mideeya wadamada dhaca badweynta Hindiya ee marka la soo gaabiyo...
Read moreMadaxweynaha J. Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha wasaaradda Maaliyadda oo ka kooban dhowr dabaq oo si casri ah loo dhisay, isagoo kormeerray qeybaha xaruntaasi ay ka...
Read moreGudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan "Jawari" oo magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Qadar u fadhiya dalkeena Soomaaliya Hassan Bin Hamza Asad ayaa ugu tacsiyadeeyay Dowladda iyo dadka...
Read moreKulan looga hadlayay sida ugu haboon ee ganacsatadu u xisaabin lahaayeen hantidooda si ay u bixiyaan Sakada ayaa maanta lagu qabtay xarunta rugta ganacsiga ee iyo Warshadaha ee magaalada Muqdisho....
Read moreWasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ee Dawlada Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali Qoloocaw oo Safarkiisa ay ku wehelinayeen xubno ka socoday isla Wasaaradda Qorsheynta ayaa maanta Kulan la...
Read moreSafiirka Dawladda Jabuuti u fadhiya Muqdisho Amb: Aaden Xasan Aaden oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka ayaa Maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Safiirka iyo Saraakiisha ka tirsan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho