Daawo Sawirrada: Bilicda iyo horumarka magaalada Baydhabo
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa muddooyinki u dambeeyay laga dareemayay horumar dhinacyo kala duwan. Baydhabo oo xarun KMG ah u ah dowlad goboleedka Koofurgalbeed, waxaa laga hirgeliyay waddooyin...
Read more











