Qaraxan ayaa ka dhacay Goob gawarida la dhigta meel ku dhaw warshad ganacsi oo ku taala magaalada Antalya koofurta Turkiga sida ay sheegayaan warbaahinta gudaha Turkiga waxaa halkaasi ka dhashay...
Read moreWararka aynu ka heleyno magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in gaari uu ku qarxay meel ka baxsan xero ay ciidamada AMISOM ee Jabuuti ay ku lahaayeen galbeedka magaalada Beledweyne. Gaarigan oo...
Read moreShir looga hadlayay isbedalka Cimilada Adduunka iyo dhibaatada ay ku heyso Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika, kaasoo socondoono muddo seddex cvisho ah. Shirkaasi...
Read moreXaaladda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa saaka degan kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland. Qaramada Midoobay ayaa war ay...
Read moreGaroonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxaa laga qaaday 16 ka mid ah Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed kuwaas oo ku dhaawacmay Qaraxyo iyo Dagaallo ka dhacay Muqdisho iyo Goboladda Dariska la...
Read moreMagaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa muddooyinki u dambeeyay laga dareemayay horumar dhinacyo kala duwan. Baydhabo oo xarun KMG ah u ah dowlad goboleedka Koofurgalbeed, waxaa laga hirgeliyay waddooyin...
Read moreShirka Gudoomiyaasha Maxkamada sare ee Wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta oo sanadkan ay marti galinayso Saldanada Cumaan ayaa waxa uu ka furmay Magaala madaxda Dalkaas ee Masqat. Shirkan oo ay...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriuyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shekkh Maxamuud ayaa maanta kormeeray xarunta gaadiidka gurmadka deg dega ah ee Muqdisho. Madaxweynaha J.F. Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa la socdey guddoomiyaha gobolka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho