Danjiraha Talyaaniga oo maanta Booqday Akadeemiyada Booliiska ee Jeneraal Kaahiye+Sawirro
Taliyaha ciidanka Booliiska, wasiir ku xigeenka Gaashaandhiigga, Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka ciidanka booliiska. Cutubyo ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed...
Read more











