Kumanaan qaxooti Soomaaliyeed ah oo kasoo laabanaya Dhadhaab
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in 26,819 oo Qaxooti Soomaaliyeed ah la xaqiijiyay in ay doonayaan in si iskood ah ay ugu laabtaan Dalkooda Hooyo....
Read more










