Xareynta xubnaha baarlamaanka Hirshabelle oo ka socota Jowhar
Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe waxaa maanta isugu tagay xubnaha Baarlamaanka maamulka Hirshabelle, oo dhismahiisa uu ka socdo magaaladaasi. Xubnaha ayaa hoolka shirarka ee magaalada Jowhar kula kulmay...
Read more











