Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho
WARKA DUHUR TABIYE ROORAYE 14-11-2016
Read moreWARKA DUHUR TABIYE ROORAYE 14-11-2016
Read moreDalka Thailand waxaa weli ka socda baroor diiq loo sameeynayo geerida boqor Bhumibol Adulyadej oo habeen hore ku dhintay Isbitaal ku yaal magaalada Bankok oo lagu magacaabo Siriraj hospital. Boqorka...
Read moreHay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee MSF, ayaa ugu baaqday mar kale Dowladda Kenya iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan qaxootiga UNCHR, in ay keenaan qorshe kale oo kan dhaama...
Read moreDanjiraha Soomaaliya u fadhiya Washinton Axmed Ciise Cawad iyo Safiirka Norway ee isna fadhigiisa yahay Magaalada Washinton Kare Ass ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota halkaasi...
Read moreRoob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saaka ka da'ay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Roobkan oo ah xilli roobaadkii Deyrta ayaa saaka xareedda waray magaalada Gaalkacyo iyo...
Read moreWasaaradda arimaha gudaha iyo Federaalka ayaa sheegtay in doorashada madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle ay dhicidoonto 16 bishan oo ku began Axada nagu soo aaddan. Xoghayaha Joogtada ah ee wasaaraddaasi Prof. Yaxye...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa todobaadkan looga hadlay dhameystirka hanaanka Federaalka gaar ahaan kan Hir-shabeele oo maraya heer gabageba ah. Barnaamijka...
Read moreMaxkamad ku taala dalka India ayaa maalintii labaad u fadhida dhageysiga dawcad loo heysto dhallinyaro Soomaaliyeed oo lagu edeeyay burcad badeednimo. Dhallinyaradaasi ayaa ku gacanseyrtay eedeeymaha loo soo jeediyay ee...
Read moreXaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa saaka deggan kaddib markii shalay halkaasi ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Wariyaha nooga soo warama Gaalkacyo C/risaaq Maxamed Axmed ayaa soo...
Read moreGuddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Baarlamanka maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa loo doortay Cabdi Xuseen Geeddi, kaddib markii uu cod aqlabiyad ah uga guuleystay murashixii la loollamayay. Cabdi Xuseen Geeddi,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho