Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Cadaado
Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaaraha dalka Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Cadaado. R/wasaare Cumar C/rashiid oo ay wehliyaan mas'uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee...
Read more











