Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambeย xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Seerbiya...
Read more











