Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday Xafiiska UNDP Soomaaliya
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo uu wehliyo Wasiir-dowlaha, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa kulan wax ku ool ah maanta...
Read more











