Maleeshiyaad ka wada tirsan Shabaab ayaa lagu soo waramaa iney ku dagaalameen deegaanka Shaw, oo hoostaga Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa yimid , markii ay Kooxda dhexdeeda isku...
Read moreBaydhabo, (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed...
Read moreSaldhiga Ciidanka Boliiska ee Degmada Kaaran ayaa lagu soo bandhigay 3 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay dhac u geysanayeen shacabka ku nool degmada Kaaran ee Gobalak Banaadir, Taliyaha...
Read moreGuddiga Doorashooyinka dadban ee heer qaran ayaa Maanta soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan goobta ay ka dhacayso Doorashooyinka xildhibaanada Gobolada Hiiraan iyo shabeelada Dhexe. War-saxaafadoodkooda ayaa waxay ku sheegeen...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed Soomaaliya. Madaxweynaha oo...
Read moreQabya qoraalka Datuurkan Dowlad Gobooledka Hiiraan iyo Sh-dhexe, oo ka kooban 7 Cutub, ayay Maanta guda galeen iney aqriyaan Ergada shirka dhismaha maamulka Labada Gobol. Qabya qoraalka, ayaa waxa ku...
Read moreAqoon iswaydaarisgan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha dawlad goboleedka Galmudug ayaa maanta magaalada Cadaado looga furay ilaa 100-Ruux oo isugu jira hawlwadeenada wasaaradda iyo shaqaalaha maamulada degmooyinka Cadaado,...
Read moreMadaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 Oct, 2016 Qasriga Madaxtooyada maamul goboleedka Puntland ee Garoowe ku qaabilay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ambassador...
Read moreGaari ayaa ku qarxay wadad hor marto xerada dadka soo barakay ee Rajo ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Warar hor dhac ah oo ay warbaahinta qaranka heshay ayaa sheegayo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho