Xaaladda caafimaad ee Abwaan Sangub oo soo hagaageeysa
Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) oo Maalmahan ku xanuunsanayay Isbitaalka Rajeb Tayib Erdogan, Ex-Digfeer ee Magaaladan Muqdisho ayaa la sheegayaa iney xaaladdiisa Caafimaad kasoo reyneysa. Qaar ka mida ehelada Abwaanka,...
Read more











