Gudoomiyaha hey'adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo saaka la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay in la joojiyo dagaalka ka dhacay Gaalkacyo, islamarkaana laga...
Read moreXaaladda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo shalay lagu dagaalamay ayaa saaka dagan. Wariyaha Radio Muqdisho uga soo warama gobolka Mudug C/risaaq Maxamed Axmed oo ku sugan Gaalkacyo ayaa...
Read moreCiidanka dowladda Kenya ayaa saaka howlgal ka wadda deegaanno hoos yimaada degmada Mandera ee dalka Kenya kaddib markii ay soo baxday cabsi ku aadan in dagaalyahano ka tirsan Shabaab ay...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in mar kale si micno darro ah loo daadiyo dhiiga shacabka magaalada Gaalkacyo, halkaas...
Read moreAfar Qofood ayaa ku geeriyootay, Saddex kalana dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaartay Shil Gaari oo ka dhacay Waddada Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Gaarigan oo uu noociisu ahaa Spacio,Taariko...
Read moreQaramada Midoobay ayaa shaqadii ka saartay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Dalka Soomaaliya UNSOM, sababo la xiriira wax is daba marin iyo musuqmaasuq. Amadu Kamara, oo...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay kaalinta saxaafadda kaga aadan doorashooyinka dadban ee dalka ka dhici doona iyo sida ay tahay iney...
Read moreTababar lagu baranayay tayeynnta adeegsiga af-Soomaaliga ee dhinaca Warbaahinta uuna soo qaban-qaabiyay Akadeemiyo Goboleedka Af-Soomaaliga ayaa maanta lagu qabtay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadii furitaanka tababarkaasi ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho