Madaxweyne kuxigeenka Galmudug”Waxaan bilaabeynaa howlgal cusub oo ka dhan ah Al-shabaab”
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabay ayaa sheegay in ay qorshaynayaan howgal ka dhan ah Al-Shabaab oo laga bilaabo deegaanada maamulka Galmudug. Waxaa uu sheegay in ciidanka...
Read more










