Dalka Uzbekistan ayaa looga dhawaaqay sadex maalmood oo baroordiiq ah kaddib markii uu shalay geeriyooday Madaxweynaha dalkaasi Islam Karimov oo ahaa 78 sano jir. Islaam Karimov ayaa dalka Uzbekistan xukumayay...
Read moreShirka maamulka loogu sameynaayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa lagu wadaa maanta in uu si rasmi ah uga furmo magaalada Jowlhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe.. Dhawaan dowladda Soomaaliya ayaa...
Read moreXildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay kulan looga Hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed ee ka qaybgalka siyaasadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Ujeedka kulanka ayaa ahayd xoojinta helista...
Read moreMogadishu, 03 September 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreDanjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya iyo wasiiru dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku sii Sagootiyay Arday Soomaaliyeed oo Deeq waxbarasho ka heshay dalka China Safiirka Shiinaha ...
Read moreMarwada koowaad ee Madaxwenaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxa ay casho sharaf ugu sameesay Qoyska Marxuum S/guud Maxamed Cali Samatar. Marwo Qamar Cali...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey inay si buuxda isugu diyaariyaan, kana qeyb qaataan doorashooyinka la filayo inay dhowaan dalka ka dhacaan. Madaxweynaha...
Read moreWaxaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe uu ka furmo shirka maamulka loogu sameynaayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Dhawaan dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in shirka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho