Jeneraal Saxardiid “Ciidanka ayaa biyo u dhaaminaya dadka ku nool deegaanka C/lle Biroole”
Taliyaha ciidanka XDS qeybta Jubbooyinka Jeneraal Ismaaciil Saxardiid ayaa kormeeray deegaanno hoos yimaada magaalada Kismaayo oo dhawaan laga xoreeyay maleeshiyaadka Shabaab. Jenaraal Saxardiid ayaa soo indha indheeyay xaaladda nololeed ee...
Read more











