Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta oo kulamo la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda F. S.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta oo kulamo la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda F. S.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta ayaa kulammo gaar gaara kula yeeshay Magaalada Muqdisho, R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ,Mudane Maxamed Cumar Carte iyo Masuuliyiin kale.

Danjire; Maxamed Idiris ,oo ah u qaybsanaha Jaamacadda Carabta arrimaha Soomaaliya oo hoggaaminayay wafdigan, ayaa Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ugu war bixiyay, waxyaabihii ay ka wada hadleen madaxda.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Danjire; Idriis ayaa Β sheegay inay Β Madaxda Dalka Soomaaliya isla Jeexjeexeen sidii loo dardar gelin lahaa howlaha doorashooyinka dadban Β iyo sidii loo turxaan bixin lahaa habsami Β u socodka doorashada 2016-ka.

Wafdiga ka socda Jaamacadda Carabta oo ay qayb ka ahaayeen maamulahaΒ  Iskaashiga Afrika iyo Jaamacadda Carabta, Β Fu’ad bustanjiΒ  iyo Axmed Ammiin, oo ka tirsan Maamulka Doorashooyinka Jaamacadda Carabta ayaa sidoo kale waxay kulan la qaateen,wasiir ku xigeenka Arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Cali Kediye iyo Cumar Β Maxamed C/lle (Dhegeey) oo ah guddoomiyaha guddiga Dorashooyinka Dadban ee Soomaaliya.

Xubnahan ka socda Jaamacadda Carabta ayaa madaxdii ay la kulmeen waxay ka dhegeysteen xogo la xiriira halka ay wax u marayaan Guddiga doorashooyinka dadban iyo fududeynta haddey jiraan caqabado ay doonayaan in laga gacan siiyo.

Wafdigan oo ujeeddadoodu ay ahayd kormeeridda hawlaha doorashooyinka Β dadban ee Soomaaliya iyo qiimeyn ku aaddan is beddellada siyaasadeed ee Dalka, ayaa lagu wadaa iney kulammo kale la yeeshaan madaxda Beesha Caalamka ka joogta Soomaaliya, si ay ugu gudbiyaan war bixintii ay soo uruuriyeen.

Previous Post

Wajiga Labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo ka furmay Jowhar

Next Post

Dab saaka ka kacay suuqa Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir

Next Post

Dab saaka ka kacay suuqa Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In