Mas’uuliyiinta Galmudug oo ka shiray sare u qaadidda amniga iyo dhaqaalaha+Sawirro
Golaha wasiirrada Maamul Goboleedka Galmudug, oo maanta shir ku yeeshay Cadaado ayaa ka wadahadlay Miisaaniyadda Dowlad goboleedkaasi, ilaha dhaqaalaha iyo dardar gelinta sharciyada Amniga. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi...
Read more











