Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Wasiirada oo war-murtiyeed ka soo saaray duqeyntii Gaalkacyo+

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Golaha Wasiirada oo war-murtiyeed ka soo saaray duqeyntii Gaalkacyo+
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulan koodii joogtada ahaa ayaa ka dooday arrimo ay kamid ahaayeen amniga dalka, waxaana kulunka shir gudoomiyay Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carteh.

Ugu horeyntii Wasaaradda Amniga gudaha ayaa laga dhageystay warbixinta amniga guud ee dalka, waxeyna golaha u soo gudbisay warbixin ku saabsan duqeyntii ka dhacday duleedka Gaalkacyo, Afhayeenka Xukuumadda Mudane Cabdicasiis Cabdi Xaaji Gobdon ayaa warbaahinta u aqriyay war-murtiyeedka Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ka soo saareen duqeeyntii Gaalkacyo oo aheyd sida tan:

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
  • Goluhu Waxey ka tacsiyeeynayaan geeridi ku timid shacbkii iyo ciidamada daraawishta ee Galmudug ee ka dhacay Bariga Gaalkacyo Arbacadii 28 kii September 2016;
  • Goluhu wuxuu walaac ka muujinayaa sheegashada Puntland ee duqeynta;
  • Goluhu wuxuu ka codsaday dowladda Mareykanka inay sharaxaad waafi ah ka bixiso weerarkii ay duyuuradaheedu ku qaadeen ciidanka daraawishta Galmudug, iyo waliba sida ay weerarkaas ula socodsiiyeen heyโ€™adaha amniga Soomaaliya
  • Goluhu wuxuu guddi Wasiiro ah usoo saaray inay soo baaraaan weerarka lagu qaaday ciidanka Galmudug;
  • Goluhu wuxuu ugu baqayaa maamullada Galmudug iyo Puntland inay xiisadda dejiyaan.

—–DHAMAAD—–

IMG_5156 (1) IMG_5165 IMG_5182 IMG_5200

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda oo Daah Furay Mashruuc Lagu Dhisayo Habka Maamulka Maaliyadda ee Ciidamada Qaranka

Next Post

Shirkada ECCO ee ka shaqeyso nadaafada oo shaqo abuur u sameysay dhalinyaro Soomaaliyeed( Sawiro).

Next Post
Shirkada ECCO ee ka shaqeyso nadaafada oo shaqo abuur u sameysay dhalinyaro Soomaaliyeed( Sawiro).

Shirkada ECCO ee ka shaqeyso nadaafada oo shaqo abuur u sameysay dhalinyaro Soomaaliyeed( Sawiro).

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In